Baidoa Municipality

Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo Ayaa manta ka qeybgalay daahfurey aqoon-kororsi ujeedkiisu ahaa wacyigelin loogu sameynaayo hay’adaha dowladda, iyadoo diiradda la saarayay fahamka khataraha, nidaamyada xogta masiibooyinka, iyo hababka digniinta hore ee guud ahaan Dowladda Koonfur Galbeed.

Kulankan Ayaa Soo qaban-qaabisey wasaarada Gargaarka iyo Arimaha musiibooyinka Dowlada Koonfurgalbeed.
Scroll to Top