Maamulka Degmada Baydhabo Ayaa manta Afurin u sameyey Kun Qof oo danyar ah oo ku nool Degmada Baydhabo.
Gudoomiyaha Degmada Ahna duqa Magalada Mudane Abdullahi Ali Watiin Ayaa Booqdey Goobta Afurinta loogu samaynayey dadkan oo ahaa Shantarka Xaafada Isha.
Dowladda Hoose ayaa bixisey Raashiin iyo Shan iyo taban neef oo Ari ah si dadkaan Afurin loogu Sameeyo .
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo lakulmey dadkaan Ayaa Bulshada Magalada ka codadey in lataakuleeyo Dadka Danyarta ah.



