Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta dowladda hoose iyo Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka, iyo sidii loo horumarin lahaa adeegyada cadaaladda iyo garsoorka ee bulshada ku nool magaalada Baydhabo.
Masโuuliyiinta ayaa sidoo kale isla soo qaaday muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo isku-duwidda hayโadaha dowladda, si shacabka loo gaarsiiyo adeegyo hufan oo cadaalad ah.
Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo adeegyada bulshada iyo xoojinta wada-shaqeynta hayโadaha kala duwan ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
DHAMMAAD
๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ผ