Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda GREDO
Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim aadan (Sate) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda GREDO, iyadoo kulanka uu ku saabsanaa xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac iyo taageerada dadka nugul ee ku nool Degmada. Intii uu socday kulanka, labada dhinac ayaa si gaar ah uga wada hadlay sidii loo adkeyn lahaa […]








