Baidoa Municipality

“Guddoomiyaha degmada Baydhabo ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay habraaca diiwaangelinta dhulka ee degmada Baydhabo.”

๐—•๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ โ€“ ๐Ÿฏ-๐—ฑ๐—ฎ ๐—๐˜‚๐˜‚๐—ป, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ

 

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, ahna Duqa Magaalada, Mudane Abdullahi Ali Watiin , ayaa maanta si rasmi ah u saxiixayย  habraaca diiwaangelinta dhulka ee Degmada Baydhabo, kaas oo muhiim u ah nidaaminta iyo maamulka hantida dhulka ee degmada baydhabo

 

Munaasabadda saxiixa Habraacaan ayaa ka dhacday xarunta maamulka degmada, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen Agaasimaha Waaxda Dhulka ee Degmada Baydhabo iyo madax ka socotay hayโ€™adda UN-HABITAT, oo door muuqda ka qaadatay taageeridda iyo dejinta habraacan cusub.

 

Habraacan cusub ayaa ujeedkiisu yahay in la helo nidaam hufan oo sharciyaysan oo lagu diiwaangeliyo dhulka, taasoo sare u qaadaysa kalsoonida bulshada, fududeyneysa xalinta khilaafaadka dhuleed, kana hortagaysa isqabqabsiga iyo duudsiga xuquuqda lahaanshaha dhulka.

 

Guddoomiyeย  Abdullahi Aliย  Watiin ayaa sheegay in Habraacan uu yahay mid taariikhi ah oo laf-dhabar u noqon doona horumarka degmada. Wuxuu sidoo kale u mahadceliyey hayโ€™adda UN-HABITAT dadaalkii iyo garab istaagga ay la garab taagneyd maamulka degmada.

 

๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ

 

๐–๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก, ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ;

๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š & ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š

๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐๐š๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ

 

๐„-๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐๐š๐ข๐๐จ๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐œ๐ญ.๐ข๐ง๐Ÿ๐จ@๐ 

๐ฆ๐š๐ข๐ฅ.๐œ๐จ๐ฆ

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top