Baidoa Municipality

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo ka qeybgalay furitaanka Shir lagu taagyeerayo Hal abuurka ganacsiga haween iyo dhalanyarada

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Mudane Abdullahi Ali Watiin oo ay wehliyaan ,Wasiirka Wasaarada Ganacsiga & Warshadaha Dowlada Koonfurgalbeed Wasiirada Wasaaradaha Haweenka, Qorsheynta, Shaqada & arimaha Bulshada, Gudoomiyaha Gudiga Barakacayaasha Koonfurgalbeed, aya si wada jir ah u daahfuray mashruuca β€œ Dhiiragalinta hal abuurka ganacisga haweenka & dhalinyarada”.

Mashruucan ayaa ku soo beegmay waqti aad muhiim u ah Waxa uuna diirada saari doona abuurista shaqooyin, taageeridda ganacsiyada yaryar, iyo suurtagelinta haweenka iyo dhalinyarada ay helaan fursado ay ku kobciyaan ganacsiyadooda.

 

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

 

𝐖𝐒𝐱𝐒𝐒 𝐟𝐚𝐚𝐑𝐟𝐚𝐚𝐑𝐒𝐧 𝐚𝐑, 𝐟𝐚𝐝π₯𝐚𝐧 𝐀𝐚π₯𝐚 𝐱𝐒𝐫𝐒𝐒𝐫;

π—πšπŸπ’π’π¬π€πš π–πšπ«πŸπšπšπŸπ’π§π­πš & π—π’π«π’π’π«π€πš πƒπšππ°πžπ²π§πšπ‘πš

πƒπžπ π¦πšππš ππšπ²ππ‘πšπ›π¨

 

𝐄-𝐦𝐚𝐒π₯: 𝐁𝐚𝐒𝐝𝐨𝐚𝐝𝐒𝐬𝐭𝐫𝐒𝐜𝐭.𝐒𝐧𝐟𝐨@𝐠𝐦𝐚𝐒π₯.


𝐜𝐨𝐦

 

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top