Baidoa Municipality

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada oo kulan la qaatay madax ka socotay SINAAN Project,  

𝗕𝗮𝘆𝗱𝗵𝗮𝗯𝗼, 𝟭𝟵-𝗸𝗶𝗶 𝗔𝗴𝗼𝗼𝘀𝘁𝗼 𝟮𝟬𝟮𝟱

 

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay madax ka socotay SINAAN Project,

 

Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta mashaariicda dowlada hoose, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray guulaha laga gaaray dadaallada ku saabsan xalka waara iyo qorshayaasha cusub ee degmada.

 

Guddoomiyaha Degmada Ahna duqa Magalada ayaa Kulanka ku soo bandhigay baahiyaha mashaariceed ee dowladda hoose iyo mashaariicdii hore ee guusha laga gaaray,

halka wafdiga SINAAN Project ay soo dhaweeyeen wada shaqeynta isla markaana ballanqaadeen inay sii xoojin doonaan taageerada ay siiyaan degmada.

 

 

𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃

 

𝐖𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐚𝐡, 𝐟𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫;

𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 & 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚

𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐲𝐝𝐡𝐚𝐛𝐨

𝐄-𝐦𝐚𝐢𝐥: 𝐁𝐚𝐢𝐝𝐨𝐚𝐝𝐢𝐬𝐭𝐫𝐢𝐜𝐭.𝐢𝐧𝐟𝐨@𝐠𝐦𝐚𝐢𝐥.𝐜𝐨𝐦

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top