Baidoa Municipality

Agaasimaha Waaxda Waxbarashada, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo, Jabriil Madguud, ayaa maanta deeq raashin ah u qaybiyey 67 qoys oo ah agoonta magaalada Baydhabo.

Agaasimaha Waaxda Waxbarashada, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo, Jabriil Madguud, ayaa maanta deeq raashin ah u qaybiyey 67 qoys oo ah agoonta Magalada Baydhabo

Raashinkan deeqda ah Ayaa bixisey Hey’adda Qatar Charity, waxaana loogu tala galay in lagu taageero qoysaska agoonta ah ee dhibaateysan.

Qoysaskii ka faa’iidaystay ayaa uga mahadceliyey hay’adda iyo maamulka degmada taageerada ay heleen.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top