Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Oo Shir Guddoomiyey Kulan Lagu Qiimeynayey Mashaariicda Wadooyinka Capable Stone

๐—•๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ:๐—๐—ฎ๐—ป,๐Ÿฎ๐Ÿญ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada, Mudane Abdullahi Ali Watiin, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlayey dib-u-eegista faaโ€™iidooyinka laga dhaxlay mashaariicda dhismaha wadooyinka Capable Stone ee laga hirgeliyey xaafadaha kala duwan ee magaalada Baydhabo, iyo sidoo kale xalinta caqabadaha weli taagan. Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen Guddoomiyaha Haweenka Degmada, […]

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Oo Shir Guddoomiyey Kulan Lagu Qiimeynayey Mashaariicda Wadooyinka Capable Stone Read More ยป