Baidoa Municipality

Dowlada Hoose ee Degmada Ayaa si Rasmi ah u bilowdey Dhismaha wadada Weyn ee Bartamaha Magalada Baydhabo.

“Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo Ayaa si xoogan u wada dardargalinta Mashruuc Hormarinta Dhismaha wadooyinka laamiga ah ee Magalada Baydhabo.
Dowlada Hoose Ayaa hada si Rasmi ah u bilowdey Dhismaha wadada Weyn ee Bartamaha Magalada Baydhabo.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top