Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo oo Xafada Waaberi Lanta 4aad ka dhistey Wado inter log ah oo baahi badan ay u qabeen Bulshada Xafada Waaberi ee Magalada Baydhabo.
Dowlada Hoose Degmada Baydhabo ayaa si dardar leh u wada Dib u dayactirka Wadooyinka Casri ah ee Magalada Baydhabo.
