Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, Wasiirka Howlaha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, iyo Guddoomiyaha Gobolka Bay ayaa maanta si wadajir ah dhagax-dhigay wadada gasha Gerbooda ee magaalada Baydhabo,.
Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, Ahna duqa Magalada Mudane Abdullahi Ali Watiin,Wasiirka Howlaha Guud ee Dowlada Koonfur Galbeed, iyo Guddoomiyaha Gobolka Bay ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay wadada gasha Gerbooda magaalada Baydhabo. Wadadan oo muddo badan burbursanayd ayaa dhibaato weyn ku haysay dadka deegaanka, gaar ahaan beeraleyda iyo dalxiisayaasha booqda gerbooda oo ah goob dalxiis, […]

