Baidoa Municipality

Uncategorized

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda GREDO

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim aadan (Sate) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda GREDO, iyadoo kulanka uu ku saabsanaa xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac iyo taageerada dadka nugul ee ku nool Degmada. Intii uu socday kulanka, labada dhinac ayaa si gaar ah uga wada hadlay sidii loo adkeyn lahaa […]

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda GREDO Read More »

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo ka qaybgalay bandhig lagu soo bandhigayay wax soo saarka dalagyada

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim aadan (Sate) ayaa maanta ka qaybgalay bandhig lagu soo bandhigayay wax soo saarka dalagyada kala duwan ee ay soo saareen beeraleyda gobolka, kaas oo lagu muujinayay horumarka laga gaaray wax soo saarka beeraha iyo doorka uu ku leeyahay kobcinta dhaqaalaha bulshada. Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa kormeer

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo ka qaybgalay bandhig lagu soo bandhigayay wax soo saarka dalagyada Read More »

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo Shir Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Amniga, Nadaafadda iyo Hormarinta Dakhliga Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo.

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada, Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan (Sate) oo Shir Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Amniga, Nadaafadda iyo Hormarinta Dakhliga Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiye Ku-xigeenka cusub ee Amniga iyo Arrimaha Siyaasadda, Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada, Guddoomiyaha Haweenka, Xoghayaha Dowladda Hoose, Agaasimeyaasha Dowladda Hoose iyo Guddoomiyeyaasha

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo Shir Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Amniga, Nadaafadda iyo Hormarinta Dakhliga Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo. Read More »

MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO OO XAFLAD SO DHAWEYN U SAMEYEY HOGAAMIYAHA CUSUBEE DOWLADA KOONFURGALBEED

Xarunta Dowladda Hoose ee Magaalada Baydhabo ayaa maanta martigelisay munaasabad ballaaran oo lagu muujinayay taageerada loo hayo Hoggaamiyaha cusub ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoowe). Munaasabaddan oo uu soo qabanqaabiyay Maamulka Degmada Baydhabo ayaa waxaa Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim aadan Sate Waxaa ka qeyb

MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO OO XAFLAD SO DHAWEYN U SAMEYEY HOGAAMIYAHA CUSUBEE DOWLADA KOONFURGALBEED Read More »

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo Madax heer caalami ku Soo dhaweyey Xaruunta Dowlada Hoose

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada, Mudane Cabdullaahi Cali Watiin, ayaa maanta Xarunta Dowladda Hoose ku soo dhaweeyey wafdi heer caalami ah oo ka socday hay’ado kala duwan.   Wafdigan oo uu hoggaaminayey Madaxa Swiss Development and Cooperation (SDC), oo sidoo kale ka mid ahaa masuuliyiin sare oo ka kala socday hay’adaha IOM, UNDP, iyo

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo Madax heer caalami ku Soo dhaweyey Xaruunta Dowlada Hoose Read More »

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo kulan laqaatey Madax ka soctay Dowlada Sweden

𝗕𝗮𝘆𝗱𝗵𝗮𝗯𝗼: 𝗡𝗼𝘃𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿,𝟲,𝟮𝟬𝟮𝟱 Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada, Mudane Abdullahi Ali Watiin, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socday Dowladda Sweden iyo Hay’adda NRC Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta ka dhaxeysa maamulka degmada iyo hay’adaha ay taageerto Dowladda Sweden. Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii loo horumarin lahaa adeegyada bulshada, gaar ahaan

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo kulan laqaatey Madax ka soctay Dowlada Sweden Read More »

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo Xariga ka jarey Wadada Gasha Gerbooda Baydhabo

𝗕𝗮𝘆𝗱𝗵𝗮𝗯𝗼: 𝟱 𝗡𝗼𝗼𝗳𝗮𝗺𝗯𝗮𝗿 𝟮𝟬𝟮𝟱 Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Mudane Abdullahi Ali Watiin, Wasiirka Howlaha Guud iy guriyeenta iyo Gudoomiyaha Gobalka bay Ayaa Manta Xariga ka jarey Wadada Gasha Gerbooda Baydhabo. Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb ka ahaa madax ka socotay Dowladda Sweden. Wadadan oo dhismeheeda ay iska kaashadeen Dowladda

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo Xariga ka jarey Wadada Gasha Gerbooda Baydhabo Read More »

𝗙𝗮𝗿𝗶𝗶𝗻 𝗠𝗮𝗮𝗹 𝗼𝗼 𝘀𝗶 𝘁𝗼𝗼𝘀 𝗮𝗵 𝗺𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗮𝗵𝗳𝘂𝗿𝗲𝘆

𝗕𝗮𝘆𝗱𝗵𝗮𝗯𝗼, 23 𝗦𝗲𝗯𝘁𝗲𝗺𝗯𝗮𝗿 𝟮𝟬𝟮𝟱 – Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, ahna Duqa Magaalada, Mudane Abdullahi Ali Watiin, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray website-ka cusub ee “Fariin Maal”, kaas oo u sahlaya bulshada degmada inay si toos ah ula wadaagaan maamulka fikirradooda, baahiyahooda, iyo soo jeedintooda. Xafladda daahfurka ayaa waxaa ka soo qaybgalay qeybaha kala duwan

𝗙𝗮𝗿𝗶𝗶𝗻 𝗠𝗮𝗮𝗹 𝗼𝗼 𝘀𝗶 𝘁𝗼𝗼𝘀 𝗮𝗵 𝗺𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗮𝗵𝗳𝘂𝗿𝗲𝘆 Read More »

𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐲𝐝𝐡𝐚𝐛𝐨 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱 𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐒𝐈𝐍𝐀𝐀𝐍 𝐩𝐫𝐨𝐣𝐞𝐜𝐭

Baydhabo – 23 Sebteembar 2025 Guddoomiyaha degmada Baydhabo ahna Duqa magaalada, Mudane Abdullahi Ali Watiin, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay madax ka socotay SINAAN Project. Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta mashaariicda dowlad-hoose, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray guulaha laga gaaray dadaallada ku saabsan xalka waara, qorshayaasha cusub ee degmada, iyo sidoo

𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐲𝐝𝐡𝐚𝐛𝐨 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱 𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐒𝐈𝐍𝐀𝐀𝐍 𝐩𝐫𝐨𝐣𝐞𝐜𝐭 Read More »

Guddoomiyaha Degmada oo Kulan La Qaatay IOM iyo International Trade Center

𝐁𝐚𝐲𝐝𝐡𝐚𝐛𝐨, 𝟏𝟔 𝐒𝐞𝐛𝐭𝐞𝐞𝐦𝐛𝐚𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟓 – Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay madax ka socotay hay’adaha IOM iyo International Trade Center (ITC). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa dhaqaalaha deegaanka, loo horumarin lahaa ganacsiga iyo sidii shaqo abuur loo sameyn lahaa bulshada,

Guddoomiyaha Degmada oo Kulan La Qaatay IOM iyo International Trade Center Read More »

Scroll to Top