๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ก๐๐๐จ๐จ ๐จ๐จ ๐๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐
๐๐ฎ๐๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ผ, ๐ญ๐ฒ ๐ฆ๐ฒ๐ฏ๐๐ฒ๐ฒ๐บ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ โ Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin, iyo Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Gudaha ee Dowlada Koonfur Galbeed, ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray dhismaha cusub ee hoolka weyn ee Dakhliga Degmada Baydhabo. Hoolkan cusub ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo nidaamka maamulka Degmada iyo shirarka Maamulka […]









