Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo faaydhoorka Degmada Baydhabo oo ka qeybgalay shir looga Hadley arrimaha biyaha, fayadhowrka iyo nadaafadda (WASH).
Baydhabo, Agoosto 2025 โ Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo Fayadhowrka ee Degmada Baydhabo, Abshir Cali, ayaa maanta ka qeyb galay shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen daneeyayaasha arrimaha biyaha, fayadhowrka iyo nadaafadda (WASH). Shirkan oo ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shirka ayaa […]









