๐๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ผ ๐ผ๐ผ ๐๐๐น๐ฎ๐ป ๐๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐บ๐ฒ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ป๐ณ๐๐ฟ ๐๐ฎ๐น๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐ฑ.
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed, Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada MudaneAbdullahi Ali Watiin , iyo Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Koonfur Galbeed ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dar-dargelinta howlaha shaqo ee wasaaradaha, iyosidii kor loogu qaadi lahaa hufnaanta





