“Guddoomiyaha degmada Baydhabo ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay habraaca diiwaangelinta dhulka ee degmada Baydhabo.”
๐๐ฎ๐๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ผ โ ๐ฏ-๐ฑ๐ฎ ๐๐๐๐ป, ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, ahna Duqa Magaalada, Mudane Abdullahi Ali Watiin , ayaa maanta si rasmi ah u saxiixayย habraaca diiwaangelinta dhulka ee Degmada Baydhabo, kaas oo muhiim u ah nidaaminta iyo maamulka hantida dhulka ee degmada baydhabo Munaasabadda saxiixa Habraacaan ayaa ka dhacday xarunta maamulka degmada, iyadoo ay […]








