๐๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ก๐๐๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐ฑ ๐ค๐ ๐ฆ๐๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฃ๐๐๐ญ
Baydhabo โ 23 Sebteembar 2025 Guddoomiyaha degmada Baydhabo ahna Duqa magaalada, Mudane Abdullahi Ali Watiin, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay madax ka socotay SINAAN Project. Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta mashaariicda dowlad-hoose, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray guulaha laga gaaray dadaallada ku saabsan xalka waara, qorshayaasha cusub ee degmada, iyo sidoo […]









