Kusimaha Madaxweynaha KGS iyo Guddoomiyaha Baydhabo oo Xarigga ka Jaray Xaafadda Amun Village
Baydhabo, 5 Agoosto 2025 โ ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka KGS Iyo Guddoomiyaha degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Mudane Abdullahi Ali Watiin ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xaafadda cusub ee Amun Village, taas oo loogu talagalay in hoy cusub loogu sameeyo dadkii ku noolaa barakacayaasha gudaha magaalada Baydhabo. Munaasabadda […]









