Dowlada Hoose ee Degmada Ayaa si Rasmi ah u bilowdey Dhismaha wadada Weyn ee Bartamaha Magalada Baydhabo.
“Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo Ayaa si xoogan u wada dardargalinta Mashruuc Hormarinta Dhismaha wadooyinka laamiga ah ee Magalada Baydhabo. Dowlada Hoose Ayaa hada si Rasmi ah u bilowdey Dhismaha wadada Weyn ee Bartamaha Magalada Baydhabo.



